Madaxweynaha cusub ee DDSI oo lagu soo dhoweeyey Magaalada Jigjiga (Daawo Sawirro)

Madaxweynaha cusub ee dowlad degaanka Soomaalida Itoobiya Mustafa Muxumed Cumar (Cagjar) iyo wafdi uu hogaaminayo oo ka soo kicitamay magaalada Addis Ababa ayaa maanta gaaray magaalada Jigjiga, halkaasoo si weyn loogu soo dhaweeyay. Shacab fara badan iyo masuuliyiin ayaa kaga hortagay Madaxweynaha garoonka dayuuradaha magaalada Jigjiga, Waxaana amniga madaxweynaha sugayey ciidamada milateriga federaalka Itoobiya. Ciidamadii … Continue reading Madaxweynaha cusub ee DDSI oo lagu soo dhoweeyey Magaalada Jigjiga (Daawo Sawirro)